Agaasimaha guud ee SYDF Abdiqadir Ismail “Jaylaani” oo safar shaqo u jooga magaalada Baku ee caasimada dalka Azerbaijan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay halkaas, sidoo Kalana wuxuu ka qayb galay shirka 13-aad ee World Urban Forum.
May 18, 2026

Agaasimaha oo madasha soo dhaweynta ka hadlay sidoo kale qaar ka mida saxaafada aduunka waraysi siiyay, ayaa guud ahaan bulshada Somaliland ugu hambalyeeyay munaasibada maalinta weyn ee xuska 35 guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax banaanida Somalilanad.
Agaasime Jaylaani oo ka hadlay madasha shirka 13-aad ee World Urban Forum, ayaa guud ahaan u mahad celiyay ka soo qayb galayaasha madasha, agaasimaha oo madasha ka hadlay wuxuu yidhi “